Darsigii maanta Firqada Al-ansaar ee dalka Maraykanka Sh Dr Cali Maxamed Saalax.[Daawo Video]

November 30, 2012 - Written by

Oslo:-Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu maanta si faahfaahsan uga hadlay Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Firqada Al-ansaar ee dalka Maraykanka.


Hoos ka Daawo Darsigii maanta Taariikhda Firqada
Al-ansaar ee dalka Maraykanka Sh Dr Cali Maxamed Saalax 

Duruustii Hore ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Halkan ka Dhageyso

Masjid Al-Tawfiiq
Oslo,
Norway

1 Comment so far

Leave a comment

  1. walaalayaal salaan kadib idinkoo mahadsan waxaan idinka codsanayaa inaad kitaabkii jaamicu sunanu tirmidi oo uu duubay sh dr axmad x cabdiraxmaan allaah ha u naxariistee noo soo dhigtaan shaashaada isagoo MP3 ah sida kitaabka minhaajka ee uu duubay sh shibille, si aan u rogaano oo uga faa iidaysano hadda ka hir ayaan mar arkay qayb ayaan ka rogtay laakiin iima dhamaystirmin dad kale oo badan oo khayr jecelna aad ayey u danaynayaan waliba markaan anigu qaybtood usheegay inaan halga ka heleyna wexey dheheen waan ka weyney

Leave a comment

*