Khudbadii Jimcada ee Masjid Al-Hidaaya Sheekh Xasan Ibraahim Ciise.(Dhageyso)

November 18, 2012 - Written by

Nairobi:-Khudbadii Jicamaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay geeridii Nabigeena Maxamedصلّى الله وسلّم على نبيّنا وسلم)wuxuuna Sheekh aad ugu dheeraaday xanuunka sakaraatul moodka iyo sida uu qof walba u sugayo .

Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah ayaa dadweynaha aad ugu booriyey in ay isku diyaariyaan Geerida oo aysan aduun iyo macaankiisa ku mashquulin oo uusan aduun qiimo lahayn .

Qof walba waxaa sugaya geeri iyo xisaab waxaana loo baahan yahay in aan dhamaanteen u diyaargarowno oo aan badino alle ka cabsiga iyo waxwalba oo aan naar uga badbaadeyno.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee masjidka Al-Hidaaya geerida nabiga CSW Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah .

[audio:https://halgan.net/Mp3/sh_xasan.MP3] Ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi
Kenya

3 Comments so far

Leave a comment

  1. maa sha alah alaha noo dhowro shiiqeena shiiq xsan ibraahin ciise shii xasan ma kiinya uu joogaa mase sucuudiga walaala cajaladahiisa oo fiidyoow ah ma jirtaa meel aan ka heli karo hadaa haysaan ii soo dira emailkayga jzakumalaah

  2. ASC WALALAHA HALKAN.NET IYO DHAMAN UMADA ISLAMKA OO KU XIRAN NETKAN MAMULAYAASHA AAD AYAAD UMAHAD SAN TIHIIN WALI GEY MADHAGEYSAN KHUDBO NOO CAN OOKALE WALAAHI AAAAAD AYAAN IDINKU MAHAD CELINEYNAA WAAAAA KHUDBO AAN MARWALBO KU CEL CELIN DOO DHIGEYSIGEEDA MAXAA YEELAY LAGA MA DHARGAYO

  3. sc wrllaahi wb.

    walaalaha halgan.net waaad mahadsantihiin jazakumullaahu khyran.

    aaaway sheekh umal qudabdihiisii qiimaha badnaa maxaad nooga gooyseen.

    fadlan sheekhaas ayaan aad u jeclnahay ee ha naga gooynina qudbadihiisa

    baarakallaahu fiikum

Leave a comment

*