Maxaa laga rabaa Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Sh Cabdi Qani Qardhaawi (Daawo)

November 29, 2012 - Written by

Minneapolis:-Imaamka Masjidka Al-Shaafici ee Minneapolis Sheekh Cabdi Qani Qardhaawi ayaa waxaa uu ka hadlay mar su,aal la weydiiyey kuwa culumada caaya ee ku ibtileysan caydooda wax laga rabo oo sida gaarka ah loogu caayo Fadiilat Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ?ayaa waxaa uu ku jawaabay in aysan marna la ogaleyn caayda Culumada iyo Muslimiinta.

Sheekh Cabdi Qani Qardhaawi ayaa waxaa su,aasha la weydiiyey shalay wuxuuna si kooban u dulmaray in aysan banaaneyn in la caayo culumada isaga oo sheegay cida culumada wax ku heysata in ay maraan dariiqii ay culumada salafka ay isku sixi jireen.

Maqaal Hore oo uu Sheekh Cabdi Qani Qardhaawi ku Difaacay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Halkan ka Akhriso

Minneapolis
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>