Qof Rayid ah oo lagu dilay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada B/weyne

November 22, 2012 - Written by

Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay goor dhaw ku dileen xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne nin rayid ah oo magaciisa la yiraahdo Cumar Sheekh Cali.

Kooxda dilka geystay ayaa waxay ku hubeysnaayeen bastoolado waxayna ka baxsadeen goobta markii ay toogteen Marxuum Cumar Sheekh Cali .Ilaa haatan lama yaqaan cida dishay iyo sababta loo dilay Cumar Sheekh Cali .

Waxaa goobta uu dilka ka dhacay soo gaaray ciidamo ka tirsan DFS iyo AMISOM ee dalka Jabuuti iyaga oo bilaabay in ay baaritaano ku sameeyaan xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online