Qarax ka dhacay meel aan ka fogeyn Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi
(December 16, 2012)
Nairobi:-Waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay dhabarka danbe ee Masjid ka Alhidaaya ee magaalada Nairobi qarax aan ilaa hadda la aqoon cidda ka danbaysa ,qaraxa ka dib ayaa ciidanka Booliska ay soo ga

(December 16, 2012)
Minnesota:-Xili ay sii kordheyso Soomaalida soo degaysa gobolka Minnesota oo lagu qiyaasay inay gaarayaa ilaa 100,000 oo qof ayaa waxaa mooda iyaduna inay ku soo badanayaan masajidada iyo madaarisk

(December 16, 2012)
Hargeysa:-Machadka Beder ee Cilmi-Baadhista iyo horumarinta wuxuu bulsha waynta iyo dhamaan macaamiisha aqoon dalabka ah eesida joogtada ah ugu xidhan ugu bushaaraynayaa tababara muhiim ah oo wiigan Madaxweynaha DFS oo maanta u ambabaxay dalka Jabuuti (Warsaxaafadeed)
(December 16, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta wuxuu u dhoofay Jamhuuriyada Jabuuti si uu uga qeyb galo Sanad Guuradii 40 aad ee ka soo wareegtay markii

(December 16, 2012)
Hargeysa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya in banaanbax balaadhan uu ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa gaar ahaan waqooyiga magaaladda, waxaan

(December 16, 2012)
Boosaaso:-Ciidamada Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay sahay u rarnayd Buuraleyda Golis (aaga Galgala) iyadoo la xirxiray dadkii ku howlanaa fududeynta howshaas.Hey’adaha amniga Puntland oo he
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|