Qaabkii loo dilay Abuu Mansuur Al-Amriki, oo uu ka warramay Abu Ayaan[Daawo Video]

September 15, 2013 - Written by Editor

al-shababMuqdisho:-Abuu Ayaan oo ka mid ahaa ururka Al-Shabaab, ahaan gacan yarihii Ibraahim Afgaan ayaa waxaa uu Tv Universal, uga warramay qaabkii ay ciidanka Al-Shabaab u dileen Abuu Mansuur Al-Amriki iyo Usaama Biritani oo ka mid ahaa raggii ka barbar dagaalami jiray ururka Al-shabaab. Abuu Ayaan ayaa sheegay in la soo siray ciidanka fuliyey dilka Abuu Mansuur Al-Amriki iyo Usama Biritani  isagoona intaas ku daray in qaar ka mid ah ay iska ooyeen ka gadaal markii ay ogaadeen iney gacantooda ku dileen rag safafka kula jiri jiray.

Hoose ka daawo waraysiga Abuu Ayaan uu siiyey Tv Universal isagoo ku sugan magaalada Muqdisho

Source Tv Universal

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online