Afhayeenka Al-shabaab oo waraysi siiyey Channel 4 News.[Dhagayso]

September 24, 2013 - Written by Editor

caliraageLondon:-Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa waraysi gaar ah la yeeshay Tv-ga Channel 4 News waxaan ay wax ka wiidiiyeen warar badan oo saxaafadu ay qortay oo ku saabsan in gabar ay ka mid ahayd ama ay hogaaminaysay kooxdii weerarka ku qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall ee magaalada Nairobi arrinkaas oo uu afhayeenka Al-shabaab uu ku tilmaamay been abuur.

Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa kale oo la wiidiiyey in kooxda dagaalka ku qaaday xarunta ganacsiga ee Al-shabaab ay ka mid ahaayeen dad haysta dhalashooyinka dalalka reer Galbeedka ah taas oo uu uga jawaabay ” Inagu waxaan naqaan oo kaliya Muslimiim iyo gaalo uwa sheegay waxaas ha la wiidiiyo Halkaan ka  eeg  waraysiga Tv-ga Channel 4 News

Hoos ka Daawo waraysiga uu afhayeenka Al-shabaab siiyey Tv-ga Channel 4 News

Source: Tv-ga Channel 4 News
Wariye Jamal Osman

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online