C/casiis Maxamed Cumar (ina dhoqle) oo caawa lagu dilay Gaalkacyo

September 21, 2013 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Waxaa caawa lagu dilay allaha u naxariistee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug C/casiis Maxamed Cumar (ina dhoqle), waxaan kooxda hubaysan ay dhaawac u geysteen labo nin oo marxuunka la fadhiyey oo lagu magacaabo (Dhagnaas iyo Dhagool Weekiyo) oo mid ka mid ah uu dhaawaciisu yahay mid culus.

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbinaynaa

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online