Ciidamo daacad u ah Godane oo la sheegayo in ay dileen Abu Mansuur Al-Amriki

September 12, 2013 - Written by Editor

abuBaydhabo:Warar naga soo gaaraya gobalka Bay ayaa sheegaya in saaka ciidamo daacad u ah Axmed Godane ay weerar ku qaadeen howdka Raam-cadey halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen Abu Mansuur Al-Amari ,Usaama Al-Britaani iyo Khadaab Al-Masri.oo ay ku raadjoogeen ururka Al-Shabaab.

Ilaa haatan waxaa soo baxaya warar kala duwan waxaana iskahorimaad culus uu ka dhacay deegaanka Raama-Cadey wararka aan wili la hubin ayaa sheegaya in la dilay Abu Mansuur Al-Amiki iyo Usama Al-Britaani ,halka uu dhaawac soo gaaray Khadaab Al-Masri.

Halgan.net ayaa xiriir kala duwan la sameysay ilo wareed ku dhow Al-Shabaab oo ku sugan gobalada Bay iyo Bakool iyo Degmada Baraawe ayaa u xaqiijyey in iska horimaadku dhacay ayna ku dhinteen rag ka dhinac dagaalami jiray ururka Al-shabaab oo iskugu jira Soomaali iyo Muhaajiriin, warka iska horimaadka ayaan dib idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaah.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online