Kulan Jabuuti ku dhexmaray Ra’iisul wasaare DFS Saacid iyo Madaxweynaha Puntland

September 8, 2013 - Written by Editor

farooleJabuuti:-Waxaa caawa kulan uu ku dhexmaray magaalada Jabuuti Ra’iisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole. Ra’iisulwasaaraha DFS ayaa casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole iyo wasiiro ka tirsan dowladda Puntland waxaana dhexmaray kulan hordhac ah .

Ilaa haatan lama oga wax ay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole iyo Ra’iisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

M_M Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online