Machad diini ah oo laga hirgeliyey deegaanka Sarmaanyo ee gobalka Sool .

September 1, 2013 - Written by Editor

Sarmaanyo:-Waxaa markii ugu horeysay laga hergaliyey Machad diini ah deegaanka Sarmaanyo ee gobalka Sool waxaana machadka loogu magac daray [Machadka Imaam Nawawi] waxaana munaasabada furitaanka Machadka ka soo qeyb galay waxgarad,nabadooyo ,Cuqaal iyo culuma,udiin si weyn looga yaqaan gobalka Sool.

Furitaanka Machadka Imaam Nabawi ee deegaanka Sarmaanyo ayaa waxaa ka hadlay caaqilka deegaanka Cismaan Cabdilaahi waxaana uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in deegaanka Sarmaanyo laga hergiliyo Machadka Imaam Nawawi.

Waxaa kalimad qiimo leh ka jeediyey furitaanka Machadka Imaam Nawawi Sheekh Axmed Maxamed Suleymaan oo ka mid ah culumada sida weyn dacwada uga faafisay deegaanada Sool iyo Sanaag wuxuuna ugu baaqay shacabka iyo ardayda deegaanka Sarmaanyo in ay ka faa,ideystaan machadka loo furay.

Culumada iyo Ducaada gobalka Sool iyo Sanaag ayaa muujiyey karti iyo dhabar adeyg iyaga oo ka furay jaamacado iyo Macaahid diini ah oo si weyn ay shacabka ku dhaqan gobaladaas ay uga faa,ideysteen.

Hoos ka Daawo Furitaanka Machadka Imaam Nawawi ee deegaanka Sarmaanyo ee gobalka Sool

Halgan.net/Somalichannel

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online