Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo u dhoofay dalka Talyaaniga

September 17, 2013 - Written by Editor

9Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sh. Maxamuud kana qayb galay shirkii New Deal ee shalay k a dhacay  magaalada Brussels ayaa saaka u dhoofay dalka Talyaaniga. Wafdiga Madaxweynaha DFS ayaa waxaa la sheegayaa in uu casumaada ka hellay dowllada Talyaaniga ayna mudo labo maalmood ah joogi doonaan dalka Talyaaniga.Inta uu jooga dalka Talyaaniga ayaa madaxweynaha DFS waxaa uu kulamo la qaadan doonaa madax ka tirsan dowladda Talyaaniga.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xassan Sh.Maxamuud ayaa la filayaa in isaga iyo wafdiigiisa ay socdaal ku gaari doonaa dalka Maraykanka  gaar ahaan Washington DC isagoo kulamo gaar gaar ah uu la yeelan doon masuuliyiin ka tirsan Maraykanka. Inta uu joogo madax wey naha DFS Xassan Shiikh dalka Maraykanka ayaa waxaa la filayaa in uu kulamo la yeesho jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka waxaan uu uga warbixin doontaa ilaa hadda wax u qabsoomay dowladiisa iyo caqabada hortaagan.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online