Madaxweyne DFS oo cambareyey weerarkii lagu qaaday Madaxweynaha Jubba

September 12, 2013 - Written by Editor

IMG_1884Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareyey weerarkii maanta lagu qaaday hogaamiyaha  Maamulka KMG ee Jubbooyinka Mudane Sh.Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). “Dowladda Somaaliyeed aad  ayey u cambaareyneysaa weerarka lagu beegsaday kolonyadii Shiikh Axmed Madoobe. Waxaan lee yahay  shacabka goboladda Jubooyinka  si wada-jira  meel  ha oga soo wada jeestaan, dhagar-qabayaashu bartilmaameydsanaya shacabka iyo Madaxda. Alaaah ha u naxariisto intii dhimaatay, caafimaad deg deg ah ayaan u rajeenaynaa Insha Allaah dhamaan intii ay wax ku gaareen” ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa  sheegay in shacabka Jubbooyinka iyo madax dooduba  lagu bartilmaamsado sida goboladoodu ay uga xorreeyeen Al Shabaab. Ugu dambeyntii Madaxaweynaha ayaa yiri”  naf-lacaariga iyo sii dhabar go’a  kooxdan,  waxaa jab ku sii noqday is-fahamka  Umadda Soomaaliyeed”

Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online