Maxkamada Ciidanka Puntlland oo xukun ku riday askar ka tirsan ciidanka Badda.[Masawiro]

September 7, 2013 - Written by Editor

Ciidanka-badda-ee-puntlandGaroowe:-Waxaa maanta Maxkamada Ciidanka qalaba sidda ee Puntlland ee gobollada Bari, Karkaar Heylaan Sanaag iyo Gardafuu ay xukun ku riday ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntlland oo afduubay Markab laga lahaa Kuuriya isagoo sidda Shamiitana ay qabteen ciidanka Badda ee Puntlland.

Ciidankaan ka tirsanaa ciidanka badda Puntlland ayaa waxaa lagu xukumay midkiiba hal sano oo xariga ah halka agabkoodii ciidan ay la wareegeen dowladda Puntlland, Ciidanka xukunka lagu riday oo gaarayey 8 askari ayaa lagu eedeeyey in ay ka dan beeyeen afduub lagula kacay Markab ay iyagu ilaalinayeen oo ku xirnaa xeebta magaalada Boosaaso.

no images were found


Guddoomiyaha Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Gobollada Bari,Karkaar,Sanaag iyo Hayland iyo Gardafuu Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa waxaa uu Maxkamada uga dhawaaqay xukunka lagu riday askartaan. Askarta lagu riday xukunka ayaa 7 ka mid ah ay joogeen Maxkamada halka hal askari uu ka maqnaa kaas oo lagu riday labo sanno oo xariga ah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online