Nadwadii ka dhacday magaalada Burco oo dhamaystiran.[ Daawo Video-ga]

September 5, 2013 - Written by Editor

khitaam (8)Burco:-Waxaa halkaan idinkugu soo gudbinayanaa muxaadaradaadkii ka baxay Nadwo cilmiyeedkii lagu qabtay Masjidka Madiina ee magaalada Burco , Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa ay socotay dhowr habeen waxaan laga jeediyey muxaadaraad daaha looga qaadayey been abuuro badan oo loo tiiriyey culimada Soomaaliyeed ee ku bahoobay Ururka Al-Ictisaam Bilkitaabi Wasunaha.

Culimada ayaa Nadwadaan waxaa ay ku soo bandhigeen go,aamadii ay Masjliska Shuurada ee ururkii Al-itxaad Islaama haddana loo yaqaan Ururka Al-Ictisaam Bilkitaabi Wasunaha ay ka qaateen dagaaladii dalka ka dhacay oo ay ugu horeeyaan dagaalo beeleedkii ay hogaaminayeen Jabhadihii qabiilku.

Culimada ayaa waxaa ay xuseen in raga manta eedeynaya iyaga ay ahaayeen kuwo ka mid ahaa ururkii Al-itxaad iyo Ururka Al-Ictisaam Bilkitaabi Wasunaha balse qaarkood ay ku jireen Masjliskii shuurada ee ururka ayana ogaayeen
in dagaaladii dhacay oo ay galeen ururka Al-itxaad Islaami ayansa ahayn wax ay go,aamiyeen majliskii shuurada ee ururka balse ay go,aamiyeen koox yar oo ahaa saraakiil ka tirsan ururka.

Culimada Nadwadaan ka qayb qaatay ayaa waxaa ka mid ah:-

1-Sheekh Yuusuf Maxamed Diiriye
2-Sheekh Yuusuf Cabdi Cawad
3-Sheekh Mustafe Aden Maxamed
4-Sheekh Maxamed Shukri Xassan

Nadwada ayaa waxaa ay socotay mudo dhan 5 maalmood waxaan looga hadlay intii ay socotay mawaadiic kala duwan oo ay kamid yihiin:-

1. -تبرأة الجماعة عما نسب إليها من الشناعة

2. – الإضاءت في حكم مشاركة الإنتخابات

3. – تنبيه البرية على حقيقةأدعيا ء السلفية

4. تتمة الندوة مع أسئلة وأجوبة

Hoos Ka Daawo Muxaadaradii 1aad Nadwadii Burco Sh Yuusuf Cawad

Hoos Ka Daawo Muxaadaradii 2 aad ee Nadwadii Burco Sh Mustafe Aadam Muxamad

Hoos Ka Daawo Nadwadii Burco Muxaadaradii 3 aad Q 2 aad Sh Muxamad Shukri

Hoos Ka Daawo Nadwo Burco Muxaadaradii 4 aad iyo Su’aalo iyo Jawaabo Culimo oo dhan

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online