DFS iyo EU da oo iska kaashanaya dhinaca amaanka badda.[Masawiro]
(September 5, 2013)
Muqdisho:-4 tii bishan September 2013, meel ka baxsan biyaha xeebta magaalada muqdisho, markab ay leedahay ciidanka bada ee midowga yurub(EU NAVFOR) Atlanta, ayaa lagu maritiqaaday madaxweynaha DFS, X Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo la kulmay Diblomaasiyiin iyo mas’uuliyiin kale
(September 5, 2013)
Muqdisho :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Machadka Nabadda ee Mareykanka (US Institute for Peace), Ergeyg Qaraxyo caawa ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Wadajir ee gobalka Banaadir
(September 4, 2013)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weeraro lagu qaaday xarumaha ciidanka DFS ay ku leeyihiin Degmada Hodan waxaana weerarka qaabka uu u dhacay ka soo baxaya warar Madaxweynaha DFS oo la kulmay Wasiiradda Horumarka & Xiriirka Caalamiga ee Sweden
(September 4, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta kulan Muqdisho kula qaatay Wasiiradda Horumarka iyo Xiriirka Caalamiga ee dalka Sweden Gunilla Carls Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo
(September 4, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose Axmed Madoobe ayaa waxaa uu ka w Wafdiga Puntland oo booqday Safaarada Djibouti ee Ethiopia[War-saxaafadeed]
(September 4, 2013)
Garoowe:-Wafdiga Dowladda Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxman Shiikh Maxamad Farole ayaa maanta [Sept 4, 2013] booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Djibouti ee dalka Ethiopia Wafd Puntland intii ay jirtay maxaa u qabsoomay, maxaase laga gaabiyey
(September 4, 2013)
Leicester:-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa oo fursadan ii siiyay in aan wax ku soo qoro, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo lagu dilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay
(September 4, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in xalay lagu dilay gudaha magaalada Baydhabo Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo ka mid ah malaaqyada sida weyn loo Umada oo looga digayo bedelida Xasaan Xuseen qoraalada uu ka soo xigto culimada Islaamka.[Akhriso]
(September 3, 2013)
Nairobi:Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaa caawa Kitaab uu qoray Sh Maxamuud Shibli uuna uga magacdaray تحذير الأمة من تحريفات حسان لقوال الع Abu Mansuur Al-Amriki: Al-qacida iyo Al-shabab waan ka baxay
(September 3, 2013)
Diinsoor:-War maanta lagu daabacay barta Internetkaa ee Idaacadda VOA ayaa lagu sheegay in ay waraysi la yeesheen Abuu Mansuur Al-amriki oo ka mid ahaa Saraakiisha ka barbar dagaalami jirtay Ururk
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|