Puntland oo cambaaraysay weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga Westgate Mall

September 22, 2013 - Written by Editor

plGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowllada Puntllnad ayaa  waxaa ay ku sheegeen in ay si adag u can baaraynayaan weerarkii ay ururka Al-shabaab  ay ku qaateen xarunta ganacsiga Westgate Mall ee Nairobi Dowladda Puntlland ayaa waxaa ay war saxaafadeedkooda ku sheegeen in ay uga tacsiyeynayaan dowladda Kenya iyo shacabkeeda dadkii uga dhintay ama uga dhaawacmay weerarkii ka dhacay xarunta ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu xusay in Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole uu warqad tacsi ah uu u diray Madax weynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta isagoo sheegay in Puntlland ay canbaaraynayso falkaan ugana mahad celinayso dowladda Kenya sidda ay uga qayb qaatay la dagaalanka aragagixisada iyo xasilinta dalka Soomaaliya.

Dowladda Puntland ayaa waxaa ay weerarka  ku tilmaamtay mid argagixiso iyagoo sheegay in argagixisadu aysan lahayn wadan khatarna ay ku tahay geeska afrika.

Hoos ka Akhri Warsaxaafeedka ka soo baxay Dowladda Puntland

Somalia: Puntland Government Strongly Condemns Terrorist Attack on Shopping Mall in Nairobi

 PRESS RELEASE 22 September 2013  Puntland Government strongly condemns the heinous and ruthless attack by Al Shabaab terrorist group on civilians shopping at Westgate Mall in Nairobi, Kenya. The people and Government of Puntland send heartfelt condolences to the people and Government of the Republic of Kenya.

Puntland President H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) sent a letter of condolence to Kenya, expressing Puntland State’s strong condemnation of terrorism and sharing condolences and solidarity with Kenya and its President H.E. Uhuru Kenyatta, in the fight against terrorism and the noble efforts to restore stability in Somalia.

“The attack is indicative that the threat of terrorism recognizes no national boundaries and underlines seriousness of the shared threat of terrorism in our region,” wrote President Farole. The aspiration of Puntland and the Somali people is to overcome security challenges and to achieve lasting peace, stability and progress in Somalia.

— END —

Communications Office

The Puntland Presidency

Office: +252 907 — 794312 /
794040 / 794776 / 794597 / 799128

 

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online