Qaraxyo dhowr ah oo laga maqlay gudaha dhismaha Westgate Mall.[Daawo Live]

September 23, 2013 - Written by Editor

sawiroNairobi:-Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa sheegaya in rasaas xooggan iyo Qaraxyo culus ay haatan ka dhacayaan gudaha dhismaha Westgate Mall. Tv Al-Jazeera ayaa sheegay in ku dhawaad dhowr qarax laga maqlay gudaha dhismaha Westgate Mall waxaana hawada qariyey qiiq madow .

Ilaa haatan lama hayo wax faahfaahin ah mana jiraan cid ka tirsan saraakiisha dowladda Kenya oo ka hadlay qaraxyada ka dhacay gudaha dhismaha Westgate Mall. Afhayeenka ururka Al-shabaab Cali Dheere ayaa shalay ku goodiyey in ay leyn doonaan dad weynaha ay heystaan haddii culays badan la soo saaro ama la soo weeraro. Warbaahinta dalka Kenya iyo kuwa reer galbeedka ayaa sheegay in kooxda weerarta xarunta ganacsiga ee Westgate Mal ay sii daynayeen dadka muslinka ah  arrinkaas oo markii ay saxaafadu baahisay ay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya  ay la soo darastay  cabsi fara badan.

Hoos Ka Daawo Tv dalka Kenya oo si live ah u tabinaya iska horimaadka ka socda xarunta ganacsiga Westgate Mall

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online