TACSI Marxuun Korneel Maxamed Cabduqaadir Cilmi Shuxle

September 1, 2013 - Written by Editor

Toronto:-Innaa Li Laahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun waxaa maalintii Jimcaha ku geeriyooday dalka Switzerland Korneel Maxamed Cabduqaadir Cilmi Shuxle. Waxaan tacsi tiiraanyoleh udiraynaa dhamaan reer Cilmi Shuxle gaar ahaan caruurtiisa iyo xaaskiisa waxaana Ilaahay uga baryaynaa inuu janatul fardowso ka waraabiyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan uu ka siiyo Aamiin Aamiin Aammin.Waxaana tacsidaan diraaya dhamaan ehelada reer Toronoto Canada gaar ahaan magacayadan hoos ku qoran.

1. Eedo Yusur Shaacuur
2. Axmed Ciid
3. Sheekh Adan Moxamed Ciise
4. Cabdulqadir Nuur Cali
5. Caasha Nuur Geele
6. Ibraahin Waranweyne
7. Khaliif Salaad
8. Maxamuud Khaliif Ahmed
9. Cabdisalaan Faarax Gaas
10.Safiyo Xuseen Cali Biniin
11.Maryan  Xuseen Cali Biniin
12.Farxiyo Jaamac Aw-Nuur
13.Xaliimo Saciid Maxamed
14.Faadumo Xasan
15.Muna Xareed Daahir
16.Aniiso Saalax Daahir
17.Daud Cali Ahmed
18.Sulayman Xaaji Yusuf
19.Ahmed Dine Gure
20.Saciido Darmaan
21.Abdikhaliq Cabdulaahi Nuur
22.Jawaahir Cabaas
23.Mako Cumar Ciise
24.Madiino Cumar Ciise
25.Mulki Yaasin Ahmed
26.Maryan Maxamed Ciise
27.Sahro Maxamed Ciise
29.Malyuun Maxamed Ciise
30.Maryan Maxamed Waabari

Mahmoud Ahmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online