Weerar xoogan oo lagu qaaday ciidamada Booliska ee Degmada Mandheera

September 26, 2013 - Written by Editor

Mandheera:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Mandheera ee Gobolka W/bari dalka Kenya ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen xalay Saldhiga booliska ee Degmada Mandheera waxaana halkaas ka dhashay khasaaro kala duwan oo gaaray ciidanka Booliska ee ku sugnaa Saldhiga.

.
2 askari oo ka tirsan ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa ku dhintay Iska hor imaad dhexmaray kooxda weerarka ku qaaday saldhiga Booliska iyo ciidanka amaanka waxaa kale oo weerarka ku dhaawacmay askar kale iyadoo la gubay dhowr gaari oo ay lahaayeen ciidanka Booliska Degmada Mandheeera.

Ciidamo aad u badan ayaa soo gaaray goobka uu ka dhacay weerarka waxaana la xiray xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya. Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online