Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka DFS oo lagu dilay magaalada Muqdisho

September 22, 2013 - Written by Editor

bistaMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay magaalada Muqdisho xildhibaan Xuseen Cabdisalaan oo ka tirsan baarlamaanka DFS. Koox aan heybtooda la aqoon ayaa Xildhibaan Xuseen Cabdisalaan ku dilay xaafadda Buula-xuubey ee magaalada Muqdisho waxaana goobta ka baxsaday dhagarqabayaashii dilay xildhibaanka.

Meydka Marxuumka ayaa la geeyey Isbitaalka Madiina waxaana goobta lagu dilay soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa DFS waxayna baaritaano ka bilaabeen xaafada Buula-xuubey ee magaalada Muqdisho .Kooxda dilka geysatay ayaa ka baxsatay goobta ilaa haatan ma jirto cid loo qabtay dilka xildhibaan Xuseen Cabdisalaan .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online