Xildhibaano ka tirsan DFS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 17, 2013 - Written by Editor

Baydhabo4Baydhabo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay xildhibaano ka tirsan baarlamanka DFS oo ay shalay labo maalmood u qabteen malaaqyada beelaha Digil iyo Mirifle ee gobalada Bay iyo Bakool in ay magaalada Baydhabo yimaadaan .Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa waxaa maalmahaan ka socda dhismaha Maamul gobaleed lagu magacaabo Koofur Galbeed Soomaaliya ,waxaana shalay ka dhacay magaalada Baydhabo Banaanbax looga soo horjeedo shirka Brussels iyo madaxada DFS.

Warar aan la xaqiijin wili ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Maxamed Cusmaan Jawaari uu ku sii jeedo magaalada Baydhabo .Khilaaf u dhaxeeya DFS iyo siyaasiyinta iyo waxgaradka gobalka Bay iyo Bakool ayaa soo if baxay ka dib markii DFS iyo Maamul Juba ay heshiiskii ku gaareen magaalada Adis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online