
(January 15, 2014)
Qardho:-Dhamaan dadka hoos ku xusan waxay tahniyad iyo Duco kal iyo laab ah u dirayaan Mahad Muuse Axmed Kheyr iyo Sahro Boqor Muuse Yusuf Boqor Cismaan oo meherkoodu xalay oo taariikhdu ahayd 14/01/2

(January 15, 2014)
Bayaan lagu faafiyey mareegta uu Sh.Cabdi Al-Muncim Mustafa Halim laguna naanayso Abu Basiir Al- Dharduus ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalka u dhexeeya kooxaha ka dagaalamayey dalka Suuriya isagoo bayaa Dagaal xalay ka dhacay Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe
(January 15, 2014)
Mahadaay:-Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in xalay dagaal culus uu ka dhacay gudaha degmada Mahaddaay ka dib markii ay weerar lama filaan ku qaadeen ciidamada Al-Shabaa

(January 15, 2014)
Gaalkacyo:-Saraakiisha ciidanka amaanka gobolka Mudug ayaa eedeyn u jeediyey Tv-ga Universal iyagoo ku eedeeyey in uu ka faafiyey Waqooyiga magaalada Gaalkacyo in lagu dilay nin ganacsade ah arrinkaas

(January 15, 2014)
Muqdisho, January 15, 2014------Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta kulankiisii ugu horeeyay la qaatay Safiirka dalka Britain u fadhiya dalka Soomaaliya Weil Niga
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|