
(January 22, 2014)
Suuriya:-Sheekh Zahraan Caluushi oo ah taliyah ciidanka Jabhada Islaamiga ee Suuriya ayaa wareysi Xasaasi ah bixiyey waxaana uu ka warbixiyey kacdoonkii ka bilaawday dalka Suuriya iyo halka uu marayo.

(January 22, 2014)
Hargeysa:-Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa siminaar diini ah ku qabtay magaalada Hargeysa ee xarunta S/land .Siminaarkan ama dowradan ayaa waxay socotay muddo 3 maalmood ah waxana ka soo qayb galay

(January 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Norwegian Refugee Council (NRC) Mr Jan Egeland. Xoghahaya Guud ee

(January 22, 2014)
Buuhoodle:-Waxay ahayd markii iigu horaysay ee aan tago magaalada taariikhiga ah ee Buuhoodle aniga oo xiiso badan u qaba magaalada iyo ehelkeedaba oo aan asxaab iyo axbaab badan ku lahaa. Booqash

(January 22, 2014)
London:-Waxaan mar kale idiin soo gudbinaynaa barmaamijkii Xogdoon oo ah barmaamij xiiso leh oo uu inta badan uu daadihiyo Wariye Cabdiraxmaann Axmed Guuleed oo ku magac dheer Shiine kana baxay Tv Som

(January 22, 2014)
Muqdisho, January 22,2014----Golaha Wasiirada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la dhaariyay, waxaana munaasabadda dhaarinta goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Ciidanka Itoobiya oo maanta si rasmi ah ugu biiray ciidanka AMISOM
(January 22, 2014)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dalka Itoobiya ay si rasmi ah ugu biireen ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM waxaana lagu qabtay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.C/xakiim Camey oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(January 22, 2014)
Garoowe:-Waxaa goor dhow dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wafdi uu hogaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.C/Xakiin C/laahi Xaaji Cumar (Camey) oo shalay ka soo qayb
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|