Ururka Islaax “Hambalyo doorashada ka dhacday Puntland.”
(January 9, 2014)
Muqdisho:-Ururka Islaax oo ka mid ah ururadda Islaamiga ah ee ka jira Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyey qaabkii ay u dhacday doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta caasimada P Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Nicholas Kay
(January 9, 2014)
Garoowe:-Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa waxaa uu maanta kulan kula qaatay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland Madaxweynaha Puntland D Madaxweynaha DFS “Hay’adda Nabadsugidu waxey hormuud ka tahay amniga iyo nabadeynta Somalia.”
(January 9, 2014)
Muqdisho, 09 Janaayo 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Midowga Afrika oo soo dhaweeyey doorashadii shalay ka dhacday Puntland
(January 9, 2014)
Muqdisho:-Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Mahamat Saleh Annadif ayaa waxaa uu soo dhaweeyey doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee caasimada Puntand laguna do Iftiinka Odense Ilaahow ilaali W/Q: Sh.C/llaahi Sh. Xanbali Xaaji C/Suldaan.
(January 9, 2014)
Hordhac:-Degmada Odense: Waa caasimada seddexaad ee wadanka Denmark oo ku taala Waqooyiga qaaradda Yurub. Odense waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 180.000, oo qof. Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool degmad Mu’asada Safa oo Nadwo Cilmiyeed ku qabatay Magaalada Muqdisho (Masawiro)
(January 8, 2014)
Muqdisho:-09:00 subaxnimo ee maanta oo talaada ah waxaa hoolka shirarka ee Xarunta Ibnu Baaz ka furmay Nadwo Cilmiyeed ku saabsan Horumarinta xalaqaadka Cilmiga ee Masaajidda.Nadwadan oo si heer sare Maamulka KMG ah ee Jubba oo hambalyo u diray Madaxda cusub ee Puntland
(January 8, 2014)
Kismaayo:-Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa C/Xakiin Cameey ka dib markii galabta la soo afmeeray doorashada P Deegaano badan oo ka tirsan Puntland oo laga soo dhaweeyey guusha Dr C/weli Gaas.[Daawo]
(January 8, 2014)
Garoowe:-Ka dib markii uu ku guuleystay xilka Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa banaanbaxyo lagu taageerayo guushiisa waxaa ay ka bilaawdeen deegaano kala duwan oo ka tiran Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo laga taageeray Buuhoodle.[Daawo]
(January 8, 2014)
Buuhoodle:-Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa waxaa ka socda dabaal degyo waaweyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland. Dad weynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle a Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la dhaariyey
(January 8, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka cusub C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa lagu dhaariyay xarunta golaha wakiilada Puntland. Madax
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|