Abbooyoow odaygii ٍٍٍShiinaha dhalay awliyo miyuu ahaa?W/Q Sh Axmed C / samed
(January 23, 2014)
Soomaalida dhexdeeda markii muddo la joogaba waxbaa suuq iyo xiiso yeesha. Waxaynu joognay marxalad jabhado hubaysani suuq leeyihiin oo mid walba magaca Soomaali xambaarsantahay ama la oran karo waa m Golaha Wasiirada ee DFS kulankii ugu horeeyey ku yeeshay Muqdisho
(January 23, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dh Sarkaal ka tirsan DFS oo soo dhaweeyey in ciidanka Itoobiya ku biiraan AMISOM
(January 23, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maalintii shalay ay saraakiisha ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ay shaaci yeen in ciidanka dalka Itoobiya uu si rasmi ah ugu soo biiray ciidanka AMISOM arrin kaas oo uu Sarkaal ka ti Wufuud ka qeyb galeysa Caleemo saarka Madaxweyne Gaas oo soo gaaray Garoowe
(January 23, 2014)
Garoowe:-Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa soo gaaray magaalada Garoowe si uu uga qeyb galo xaflada maalinta birito ah lagu caleemo saarayo m Dr Ayman Al-Dawaahirii oo soo diray Qeylo dhaan ku socota kooxaha dalka Suuriya.(Dhageyso)
(January 23, 2014)
Suuriya:-Sh Dr Ayman Al-Dawaahiri hogaamiyaha Ururka Al-Qacida ayaa mar kale waxaa uu soo diray qeylo dhaan ku socota kooxaha Jihaadka ka wada dalka Suuriya isaga oo ugu baaqay in joojiyeen dagaalka d Madaxweynaha KMG ee Juba oo ambabaxay magaalada Garoowe
(January 23, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan iyo wafdi uu horkacayo ay saaka u ambabaxeen magaal Taliyaha Ciidanka Jabha Islaamiya ee Suuriya oo wareysi Xasaasi bixiyey [Daawo Video]
(January 22, 2014)
Suuriya:-Sheekh Zahraan Caluushi oo ah taliyah ciidanka Jabhada Islaamiga ee Suuriya ayaa wareysi Xasaasi ah bixiyey waxaana uu ka warbixiyey kacdoonkii ka bilaawday dalka Suuriya iyo halka uu marayo. Sh Maxamed Idiris Axmed oo dowro ku qabtay magaalada Hargeysa (Masawiro)
(January 22, 2014)
Hargeysa:-Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa siminaar diini ah ku qabtay magaalada Hargeysa ee xarunta S/land .Siminaarkan ama dowradan ayaa waxay socotay muddo 3 maalmood ah waxana ka soo qayb galay Madaxweynaha DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee NRC
(January 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Norwegian Refugee Council (NRC) Mr Jan Egeland. Xoghahaya Guud ee Booqashadaydii taariikhiga ahayd ee Buuhoodle Sh Axmed Cabdisamad.[Masawiro]
(January 22, 2014)
Buuhoodle:-Waxay ahayd markii iigu horaysay ee aan tago magaalada taariikhiga ah ee Buuhoodle aniga oo xiiso badan u qaba magaalada iyo ehelkeedaba oo aan asxaab iyo axbaab badan ku lahaa. Booqash
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|