Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

April 1, 2014 - Written by Editor

xassanMadaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu labo maalmood oo safar ugu maqnaa magaalada Beydhabo xarunta Gobolka Bay.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa mgalaada Baydhabo waxaa uu kulamo gooni gooni ah uu la qaatay siyaasiyiin iyo odayaasha dhaqanka iyo qaybo a mid ah bulshada isagoo kala hadlay siddii xal looga gaari lahaa khilaaf dhinac maamul u samaynta oo ka dhex taagan siyaasiyiinta Gobollada Bay iyo Bakool.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa ugu aaqay wax garadkii uu kulamada la yeeshay in laga fogaado wax kasta oo keni kara nabadgeyo daro isagoo u soo jeediyey in dowladda Federaalka Soomaaliya looga danbeeyo maamulka ay u soo samaynayso  gobollada laga qabsaday ururka Al-shabaab arrinkaas oo siyaasiyiintu ay uga aragti duwan yihiin Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud ayaan weli saxaafadda uga waramin safarkii uu ku tegay magaalada Baydhabo iyo in wax xal ah laga gaaray khilaafka ka taagan maamul u samaynnta Gobollada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online