
(April 16, 2014)
Boosaaso:-Habeenkii Talaadada ayay ahayd markii Markazka Al-Rawda ee Magaalada Bosaaso ay ka bilaabatay Nadwadii 12aad ee lagu qabto Magaalada Bosaaso, iyadoona caawa gashay habeenkeedii 3aad , waxaan

(April 16, 2014)
Kismaayo:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ku booqday xero tababar uga soconayay ciidamo ka tirsan maamulka Jubba, waxaana Ra'iisul

(April 16, 2014)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ee Dawladda Puntland waxaa galabta lagu dhaariyey xildhibaanada cusub ee Golaha Deegaanka ee degmadaasi oo ka kooban 27-xildhibaan. Madasha lag

(April 16, 2014)
Minnieapolis: Maalinkii Sabtida ahayd April 12, 2014, xaflad wayn ayaa ka dhacday xafiiska Golaha Imaamyadda W/Ameerika ee Minneapolis. Xafladaas oo looga gol lahaa masajid cusub oo kusoo biiraya gola

(April 16, 2014)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii ka socotay magaalada Boosaaso gaar ahaan Majidka weyn Al-Rowda ayaa xalay waxaa ay gashay habeenkii labaad waxaan muxaadarada jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike waxa Ciidanka S/land oo ka baxay degmada Taleex una jihaystay dhinac magaalada Laascaanood
(April 16, 2014)
Taleex:-War hordhac ah oo dhawaan soo gaaray warqabadka Halgan.net ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan S/land oo shalay qabsaday Taleex ay saaka ka baxeen iyagoo u jihaystay dhinac magaalada Laascaa Ergaygga Qaramaada Midoobay oo ku baaqay in dulqaad iyo Xasilooni laga muujiyo arrimaha Gobolka Sool.
(April 16, 2014)
Muqdisho, 16 April 2014 - Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo ku
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|