Faarax Macalin oo ka hadlay Al-Shabaab ,AMISOM ,DFS iyo Maamul gobaleedyada (Daawo)
April 4, 2014 - Written by EditorNairobi:-Faarax Macalin Dawara oo ah siyaasi ka tirsan dowlada Kenya, marna ahaa ku xigeenka afhayeenka Baarlamaanka Kenya ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada murugeysan ee Soomaaliya
Faarax Dawaare ayaa khudbada uu jeediyey xaflad ka dhacaday Nairobi wuxuu ka hadlay Kooxda Al-Shabaab ciidamada AMISOM iyo siyaaasiyiinta DFS iyo Maamulgobaleedka dalka ka jira
Faarax Macalin oo ah siyaasi ka tirsan dowlada Kenya ayaa waxaa uu ka qeyb galay xaflad lagu soo dhaweynayey xayiraad laga qaaday Gudoomiyaha Shirkada Xawaalada Al-Barakaat Axmed Nuur Jimcaale
Hoos ka daawo Khudbadii Faarax Macalin oo uu ka jeediyey Xaflad lagu soo dhaweynayey xayiraada laga qaaday Axmed Nuur Jimcaale oo dhameystiran
A/Cawale
Halgan.net