Golaha Wasiirada Puntland oo kulan ku qaatay Garoowe kan soo saartay War-saxaafdeed.[Dhagayso]
April 10, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii caadiga ahaa ayaa waxaa ay ka soo soo saareen War-saxaafadeed ay ku cambaaraynayaan dilkii garoonka diyaaradaha C/llaahi Yuusuf Axmed loogu geystay 2 sarkaal oo ka tirsanaa Hay’adda UNODC ee Qaramada midoobay.
Afhayeenka Dowlada Puntland C/laahi Guraan Jecel ayaa waxaa uu warsaxaafadeedkaan uu ka akhriyey saxaafadda kale duwan ee ka howl gasha Puntland isagoo xusay in dowladda Puntland iyo shacabkeeduba ay ka xun yihiin kana tacsiyeynayaan dilkii 2 sarkaal loogu geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Hoos ka Dhagayso Afhayeenka Dowlada Puntland C/laahi Guraan Jecel oo Akhrinaya warsaxaafadeedka
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/njg4gs5set/Quranjecel.mp3] Halkaan ka Dhagayso Mp3
Hoos ka eeg War-saxaafadeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net