Khudbadii jimcaha iyo kalimadii Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf(Dhageyso)

April 26, 2014 - Written by Editor

maxamuudGaroowe:-Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mida culimada soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha ee masjidka weyn Allhuda caasimada puntland ee magalada Garowe waxaa tacliiq dhinacyo badan taabnaya uu kaga hadlay arimo badan oo bulshada Soomaaliyeed ubaahnaayeen. Waxaana sheekhu kahadlay allah kacabsiga oo sheekhu ku tilmaamay qofku haduunan u hogaan samin wixii eebe u abuuray in uu yahay sidii rati dabarkii laga furay.

Sidoo kale waxaa sheekhu ka hadlay dadka lamarin habaabiyo waxaana sheekhu isagoo xiganaya khudbadii khadiibku soo jeediyay Sheikh Cabdi Naasir waxaana uu sheekhu ka hadlay dadka roobla,aantu hayso oo aan hadana allah xasuusanayn ee u barooranaya cid aan ahayn allaah waxaana sheekhu sidoo kale ka hadlay dadka sida khaldan u gowraca xoolaha iyo kuwa silic biryeeya waxaana sheekhu ugu baaqay in ay allah ka cabsadaan hadii kale ay u diyaar garoobaan cawaaqib xumada aakhiro iyo aduunba uu lakulmayo

Hoos kadhagayso Khudbadii jimcaha iyo kalimadii Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/Xaji.MP3]

Ama Halkan Mp3

Radio Al-Xikma
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online