Ma bannaan tahay in ruuxu ku yiraahdo qofka lacagaha u xawila dalkii iwm W/Q Sh Cusmaan Cali Faarax
April 8, 2014 - Written by EditorBirmingham:-Ma bannaan tahay in ruuxu ku yiraahdo qofka lacagaha u xawila dalkii iwm: Iga dir $3000 iwm, isagoo aan lacagta markaa dhiibaynin ee waqti kale keenaya?. Su’aashan ayaa waxaa la I waydiiyey intii aan safar dawco (diin) ku joogay South Africa, bishii January ee sannadkan 2013. Waxaana walaalihii I waydiiyey ay iga cod sadeen in jawaabtu ay qoraal noqoto.
Maadaama ay yihiin rag aanan codsigooda dib celin karin, ayaan ka aqbalay in jawaabtaydu ay noqoto mid aan ku soo gudbiyo qaab qoraal ah.
Halkaan ka Akhriso qoraalka cilmiyeedkaan uu diyaariyey Sh Cusmaan Cali Faarax
W/Q Sh Cusmaan Cali Faarax
831171 oo ku beegan 2 February 2013.
Birmingham- England