Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Madaxa Hay’adda ILO ee Somalia.[Masawiro]

April 30, 2014 - Written by Editor

IMG_1876Garowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna sii hayaha xilka Madaxwey naha Dawladda Puntland Ing. Cabdi-xakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa xafiiskiisa saaka ku qaabilay madaxa hay’adda ILO ee Somalia PAUL CROOK.Madaxweyne Camey iyo Mr PAUL ayaa ka wada hadlay mashaariicda kala duwan ee ay hay’adda ILO ka fuliso Puntland , kuwaasi oo ay ka mid yihiin dhisida jidadka, taba barka shaqaalaha, dhisida kawaanada xoolaha lagu qalo, xirfad u samaynta dhalinyarada iyo mashaariic kale.

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin Xaaji C/llaahi Cumar Camey ayaa hay’adda ILO ku amaanay mashaariicda ay Puntland ka fuliso, wuxuuna sidoo kale ku adkeeyey in kor loo qaado mashaariicda kala duwan ee ILO ay gacanta ku hayso.

no images were found

Madaxa Hay’adda ILO ee Somalia Mr PAUL ayaa Madaxweyne ku xigeenka uga mahad celiyay sida wanaagsan ee uu xafiiskiisa ugu qaabilay, wuxuuna sheegay in hay’adda ILO ay sii wadi doonto mashaariicda ay ka fuliso Puntland.

Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta Iyo
Hiddaha Iyo Dhaqanka
Ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online