Mu,asasatda Al-Karam oo safar dacwadeed ku gaaray magaalada Boorame.[Dhagayso]
April 4, 2014 - Written by EditorBoorame:-Mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarka ayaa maaliintii arbacada ee taariikhdu ahayd 2/6/1435 hijriga waafaqsana 2/4/2014 waxay safar dacwadeed ku gaadheen gobolada owdal iyo gabilay.Safarkan oo qaatay laba maalmood ayaa waxa ka mid ahaa culimada ka qayb gashay.
1- Sheikh Cawil Faatax Shire
2- Sheikh Maxamed Cali biixi
3- Ustaad Naasir Cali Barkhad
Culimada ayaa waxay muxaadaraad ka a duwan ka jeediyeen goobo kala duwan oo ka mid ah goobaha ay safarka ku tageen sida
1- Maasaajidka jaamicu sheikh cali jowhar ee magaalada boorama
2- Machadka zaylac ee barashada diita iyo luuqada carabiga (boorama )
3- Dugsiga sare ee ubaya binu kacab (boorama )
4- Masaajid jaamica magaalada dilla
5- Masjidka jaamicu nuur ee magaalada gabilay
Sida oo kale waxa ay culimadu booqdeen jaamacada camuud ee magaalada boorama waxana halkaa ku soo dhaweeyey qaar ka mid ah masuuliyiinta iyo macalimiinta jaamacada.
no images were found
Culimada ayaa waxay ka hadleen mawaadiic aad u fara badan waxan ka mid ahaa
1- الأخوة أيها إخوة
2- ثمرات الأخوة
3- التثبت في الدين وأسبابه
Sdoo kale waxa ay culimadu jeediyeen fataawe ay uga jawaabeen su,aalo diini ah oo ay dadwaynuhu weydiiyeen. Safarkan oo ay soo qabanqaabisay mu,asasada al-karam ayaa waxa uu ahaa mid ay aad uga faa,iidaysteen guud ahaan dadwaynah ku dhaqan goobaha ay culimadu soomareen.
Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii walaalnimada oo ay jeediyeen Sh Cawil Faarax iyo Sh Maxamed Cali
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/2rhrgxh5y4/Walaalnimada1.mp3] Halkaan ka Dhagayso MP3
Mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarka
Hargeysa