Muxaadaradii 1aad ee Nadwada ka socota Masjidka Al-Rowda Sh C/raxmaan Bukhaari (Dhageyso)

April 15, 2014 - Written by Editor

BukhaariBoosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii koowaad ee Nadwo cilmiyeedkii diiniga ah ee 12aad  ee xalay si rasmi ah uga bilaawday Masjidka weyn ee Al-rowda ee Boosaaso  waxaana cinwaanka nadwada uu ahaa أعمال القلوب  waxaana xalay muxaadarada 1aad jeediyey Sheekh C/raxmaan Bukhaari

Sheekh C/raxmaan Bukhaari ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay Geerida iyo nolasha Barzakha Sheekha ayaa aad ugu dheeraaday geerida iyo in qofwalba dhadhamin doono .

Muxaadarada Sheekh C/raxmaan Bukhaari ayaa ahayd muxaadaro aad u qiimo badan quluub badana dhaqaajisay waxaan alle ugu baryeynaa Sheekh C/axmaan Bukhaari in alle khayr badan siiyo Eebana naga dhigo kuwa ku waana qaata.

Hoos Ka Dhageyso Muxaadaradii 1aad Nadwada ka socota Masjidka Al-Rowda Sh C/raxmaan Bukhaari.

Mu’asasada Al-Minhaaj
Boosaso, Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online