Ogeysiis Mareegta Islaamiga Ee Daarulcilmi oo dib u habeyn lagu sameeyey (Daawo)

April 7, 2014 - Written by Editor

daarulcilmiMareegta Islaamiga ee faafisa Daruusta cilmiga ee Culumada Soomaaliyeed ee Daarulcilmi.net ayaa waxaa lagu sameeyey dib u habeyn weyn waxaana Maamulka Daarulcilmi ay kuu sahleen in aad si sahlan uga bogoto dhamaan duruusta cilmiga ah iyo muxaadaraadka Culumada Soomaaliyeed ay duubeen.

Maamulka Mareegta Islaamiga ee Daarulcilmi ayaa sii wadi doona Faafinta Daruusta iyo khayrka ay mar walba u taagan yihiin in ay faafiyaan .Waxaan alle ka baryeynaa in camalkeena uu ka dhigo mid khaalis ah.

Halkan ka Eeg Website Daarulcilmi oo dib u habeyn lagu sameeyey

Maamulka Website Islaamiga Ee Daarul Cilmi
Halgan

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online