Roobdoon sii weyn loo agaasimay oo ka dhacday Waqooyiga caasimada Puntland ee Garowe.

April 28, 2014 - Written by Editor

DSC05144Garoowe:-Roobdoontaan oo ay horay ugu baaqeen wasaarada diinta iyo owqaafta Puntland iyo hay’adda Al-minhaaj dacwada iyo horumarinta faraceeda gobolka Nugaal ayaa saaka ka dhacaday magaalada Garoowe waxaan ka soo qayb galay dadweyne kor u dhaafaya 1000 qof.

Salaada Roobdoonka ah oo ahayd 2 Rakco ayaa waxaa tujiyey Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf yadoo salad Roobdoonta ay ka soo qayb galeen kana hadleen culima owdiin magac ku leh bulshada dhexdooda , Issimo, Wasiiro iyo masuuliyiinta Gobolka Nugaal.

Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo la hadlay dadweynaha markii salad la tukaday a dib ayaa waxaa uu ugu baaqay in ay Alle u toobad keenaa isna cafiyaan wixii wanaag ahna ay isku kaalmaystaan, Sh Maxamuud ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dadku ogaadaan in wixii ciqaab ah oo nagu dhacay ay gacmahood u kasbadaan loona baahan yahay in alle loo laabto.

Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay wasiirka diinta iyo owqaafta dowladda Puntalnd Ismaaciil Maxamed Cali oo umada ugu baaqay in ay ilaahood baryaan iskuna naxariistaan si ilaah ugu naxariisto.

Waxaa ugu danbayntii goobta ka hadlay Islaan Ciise Islaam Muxamed waxaana uu bulshada ugu baaqay in ay si dhab ah ilaahood u baryaan waxaana islaanku ugu danbayn tii halkaas kasoo jeedshay duco aad u qiimi badan.

no images were found

Isku soo duube roobdoontaan ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo mudo dheer ay dadweynuhu ay taagnaayeen qoraxda waxaana halkaas ka dhacday is cafis iyo is marxabayn waxaana dhamaan bulshadu illaahood ka rajaynayeen in illaah soo waraabiyo.

Halgan.net
Garowe, Somalia

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online