Sheekh Muxamed Qudub oo ku geeriyooday dalka Sacuudi Carabiya

April 5, 2014 - Written by Editor

shJeddah:-Sheekh Muxamed Qudub  alaha u naxariisto ayaa shalay ku geeriyooday magaalada Jeddah e e dalka Sacuudi Carabiya  Sheekha ayaa in mudo ah xanuunsanaa waxaana uu ahaa 97 jir.

Sheekh Muxamed Qudub  ayaa wuxuu ahaa mufakir Islaami ah oo dowr weyn ka soo qaatay saxwada Islaamka wuxuuna macalin ka ahaa Jaamacada Umu Quraa Faraceeda Caqiidad wuxuuna Sheekh Muxamed Qudub  leeyahay kutub aad u tiro badan oo si fiican u bayaaniyey fikirka Reer Galbeedka .

Majaamicda Caalamka Islaamka dhamaantood ayaa tacsi u diray ehelada iyo qaraabada iyo caalamka islaamka geerida ku timid Sheekh Muxamed Qudub waxaana ka mid ah culumada tacsida dirtay Sheekh Salmaan Cowda,Sheekh Maxmed Munjid,Sheekh Naasir Cumar ,iyo Sheekh Yuusuf Al-Qardhaawi.iyo culumo kale oo aad u tiro badan .

waxaan alle uga baryeynaa Sheekh Muxamed Qudub  in uu janada fardowso ka waraabiyo  Aaaamiin

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online