Wasiirka Caafimaadka Puntland oo amray in dhakhaatiirta ka howl gasha Puntland ay iska diiwaan geliyaan
April 26, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa maanta Digreeto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr.Saadiq Eenow lagu wargeliyey dhamaan dhakhaatiirta ka howlgala gudaha deegaanadda Puntland in ay iska diiwaan galiyaan xafiiska ururka ay ku bahoobeen dhakhaatiirta ka howl gala Puntland mudo dhan 20 cisho wixii intaas ka danbeeya aysan wasaarada caafmaadku Puntland aqbali doonin in dhakhtar aan is diiwaan gelin ama ka haysan ogolaansho wasaaradda caafimaadka uu ka howl galo degaanada Puntland.
Hoos ka Akhriso Digreeto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr.Saadiq Eenow no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net