Yahuuda iyo xasuuqa Gaza (Muxaadaro Sh Macalin Maxamuud Raximahulaah (Daawo + Cod)
(July 17, 2014)
Gaza:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaza ayaa sheegaya in cadowga yahuuda ay duulaan balaaran ku qaadeen magaalada Gaza oo ay gacanta ku hayaan Ururka Xamaas wariye uga soo warama Gaza Tv Al-Jazeera a
Sh. Umal oo toddobaadkan dhalinyarada Nairobi uga jawaabay su’aallo diini ah [Daawo]
(July 17, 2014)
Nairobi:-Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, ayaa waxaa toddobaadkii ugu dambeeyey galay siminaar diini ah, kaasoo socday bishan Ramadaan oo dhan. Siminaarka oo sanad walba la qabto, ayaa waxaa
Dowladda Puntland oo magacowday hay’adda maalgashiga iyo horumarinta Puntland[Masawiro]
(July 17, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 17 bisha july 2014 waxaa xarunta  Madaxtooyadda Dawladda  Puntland  ku shiray Golaha Wasiirada dawladda Puntland  shirkaas oo Khamiis’le ah iyadoo  dood d
Dowro ka socota masaajidka Al-hidaaya ee Nairobi Sheekh Sacad [Daawo]
(July 17, 2014)
Nairobi:-Dawradii ramadanka ee ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada ee (Peace & Awareness Youth Group P.A.Y) oo kasocotay masjidka Al-hidaaya ee magalada Nairobi, ayaa waxa ay kujirtaa isbuu
Guddiga Farsamada ee Sameeynta Maamulka KMG ee Gobolka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay[Cod/Masawiro]
(July 17, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha XFS Mudane Xasan Sh. Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane C/weli Sh.Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa caawa sameeyay xaflad afur ah
Xarumaha dhimirka Puntland oo baaqay u jeediyey shacabka reer Puntland‏
(July 17, 2014)
Boosaaso:-Kulan maanta ay isku yimadeen Maamulka Dhimirka Gaalkacyo,ganacsato, Mamulka Jaamacadda Bariga Afrika Gaalkacyo Iyo Masuliyin Ka Socotay Xarunta Dhimirka Bosaso ayaa looga hadlayay sidii loo