![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/21.jpg)
(August 13, 2014)
Muqdisho, 13 Agosto 2014 – Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho maanta aroortii iyagoo booqasho taariikhi ah ku yimid dalka Soomaaliya si ay u eegaan horuma
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/IMG_5174.jpg)
(August 13, 2014)
Garoowe:-Mu,asasada Al-minhaaj ee dowladda Puntland ayaa maantay qabtay xaflad ay ku soo bandhigaysay waxqabadkeedii mudadii ay xilka haysay warbixintaan oo ahayd mid dhinacyo badan taabanaysay ayaa w
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/IMG_0009-Copy-2.jpg)
(August 13, 2014)
Qabridahar:-Badhtamihii bisha july ee sanadkan 2014ka ayaa booqasho indha-indhayn dabagal, iyo dardar galin ahi ku tageen dhismaha machadkan ee laga dhisayo magaalada qabridahar wafdi balaadhan oo ay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/IMG_0079.jpg)
(August 13, 2014)
JigJiga:- Hay,adda SUNNA ee arrimaha tacliinta iyo dacwada ee ka howl gasha dowladd deegaanka Soomaalida Itoobiya isla markaana ah hay,adda dadaal balaadhan oogu jirta kor u qaadida maqaamka dacwadeed Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo BBC-du ay waraysi la yeelatay.[Dhagayso]
(August 13, 2014)
Garoowe:-Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo ka soo jeeda Gobalka Sool ayaa waraysi uu siiyay BBC waxaa uu sheegay in uu yahay oday Soomaaliyeed oo ka shaqayn doono nabad iyo in khibradiisa maamul laga fa Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed oo la weydiiyey su’aallo muhiim ah[Daawo]
(August 13, 2014)
Nairobi:-Barnaamijka Wacyi ee taleefishinka Somalichannel, ayaa waxa toddobaadkan marti ku ahaa guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Sheekh Dr. Bashiir Axmed Salaad. Barnaamijka toddobaadk
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/IMG_8614.jpg)
(August 13, 2014)
Muqdisho:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho xubno ka socda Qaramada Midoobay oo gaaraya ilaa 15 xubnood, wafdiga qaramada Midoobay ayaa u jeedka safarkooda waxaa lagu sheegay in ay kulamo la q Maraykanka iyo Kooxda Daacish Sh.Abu Basiir Al-Dharduusi أبو بصير الطرطوسي
(August 13, 2014)
Sh.Cabdi Al-Muncim Mustafa Halim laguna naanayso Abu Basiir Al- Dharduusi[ أبو بصير الطرطوسي ] ayaa qoraal uu soo dhigay mareegta uu ku leeyahay barta Internetka waxaa uu cinwaan uga dh
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|