Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay dacwadda Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga
(September 25, 2014)
Muqdisho:-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta shir jaraa’iid oo uu ku qabtay xafiiskiisa ku faahfaahiyay xuduud badeedka Soomaaliya iyo dacwadda ka dhanka ah
Dagaal ku dhexmaray Koonfurta Gaalkacyo koox burcadbadeed ah iyo khasaaro ka dhashay
(September 25, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa dagaal u dhexeeya kooxo burcadbadeed ah ayaa saaka waxaa uu ka dhacay Koonfurta magalada Gaalkacyo ee ay maamulaan maamulka Gal-mudug waxaan dagaalkaas dhimasho iyo dhaawac ay soo kal
Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo madaxtooyada ku qaabilay saraakiil ka socotay xafiiska UNSOM ee Soomaliya.
(September 25, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DowladdaPuntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa Aqalka Madaxtooyada  kula kulmay Agaasimaha Mashruuca sharciga , Kala Dambeynta iyo Nabadgelyada UNSOM ee So
Eng Cabdirashiid Bulxan Boqor oo xalay lagu dilay magaalad Garoowe
(September 25, 2014)
Garoowe:-Allaha ha u raxmadii waxaa habeenkii xalay dhagar qabayaal gacan ku dhiiglayaal ah ay ku dileen magalaada Garoowe Eng Cabdirashiid Bulxan Boqor oo ka mid ahaa injineerada hay’adda wadooyink
Abu Qataada Al-Falstiini oo xabsiga laga sii daayey (Daawo)
(September 24, 2014)
Urdun:-Maxkamad ku taal dalka Urdun ayaa waxay maanta xabsiga ka sii daysay Cumar Maxamuud Cismaan oo loo yaqaan Abu Qataada Al-Falastiini oo ka mid ah wadaada aad ula dhacsanaa Fikirka Takfiirka waxa
Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaaliyeed oo been ka sheegay xaalada magaalada Gaalkacyo[Dhagayso]
(September 24, 2014)
Gaalkacyo:-Qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa faafiyey warar been abuur ah kuwaas oo ay ku doonayaan in ay colaad dhex dhigaan labada Maamul ee dariska ah ee Puntaland iyo Galmudug waxay faa
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo furay shir looga hadlayo dib u habaynta shaqaalaha dowladda.(Masawiro)
(September 24, 2014)
Garoowe:-Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay Ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland kaga Qayb galay Furitaanka shirka Dib u H
Ra’iisul wasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(September 24, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ka dib markii u
Madaxwaynaha dowladda Puntland oo wareegto lagu mamnuucayo hubka sharci darada ah soo saaray
(September 24, 2014)
Garoowe:-Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska madaxwaynaha dowlada Puntland Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu mamnuucay hubka sharci darada ah oo cidii lagu qabtaa aan loo celin doonin qof
Sh Maxamed Umal oo ka hadlay buug loogu gafay diinta Islaamka qeybtii 1aad iyo 2aad [Video]
(September 23, 2014)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee waaweyn kuna nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxa uu jeediyey muxaadaraad uu Sheekhu uga hadlay buug uu qoray ni

« Previous PageNext Page »