Sh Maxamed Umal oo ka hadlay buug loogu gafay diinta Islaamka qeybtii 1aad iyo 2aad [Video]

September 23, 2014 - Written by Editor

ShumalNairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee waaweyn kuna nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxa uu jeediyey muxaadaraad uu Sheekhu uga hadlay buug uu qoray nin Soomaali ah oo magaciisa la yiraahdo Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil waxaana uu buuggiisa u bixiyey (Xadka Ridada Maxaa ka run ah ).

Qoraaga buugga ayaa si cad u inkiray Xadka Ridada waxaaba taas ka daran in uu ku xusay Kitaab kiisa in aysan jirin diin xaq ah.

Buugga ninka qoray ayaa xambaarsan afkaar Cilmaani ah oo mustashriq ah waxaana buuga aad uu canbaareynayaa diinta Islaamka iyo culumadeeda.

Hoos ka Daawo Qeybta 1aad Muxaadarada uu Sheekh kaga hadlay buug islaamka u gafay

Hoos ka Daawo Qeybta 2aad Muxaadarada uu Sheekh kaga hadlay buug islaamka u gafay

Salaf Media
Nairobi
Kenya

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online