
(October 21, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka garoonka diyaaradaha Benderqaasim ee magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari kulan looga hadlayo qorshaha lagu dhisayo garoonka oo maalmo ka hor ay

(October 21, 2014)
Muqdisho:-Shir ay yeesheen gudiga amniga ee golaha wasiirada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo gudi wasiiro ah oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda Gobolka Hiiraan uuna shir gudoominayo ku simaha

(October 21, 2014)
London:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa maalintii labaada ku guda jira ka qayb qaadashada shirweynihii maalgashiga Afrika ee ka socda Magaalada London ee xarunta wadam

(October 21, 2014)
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa laga dareemayaa amni buux waxaan ay dadweynaha reer Gaalkacyo ay ka nasteen dilal qorshayn oo kooxaha burcad ah iyo amniyaadka ururka Al-shabaab Madaxweynaha PL oo laga waraystay Shirka maalgashiga Afrika ee London.[Dhagayso]
(October 21, 2014)
London:-Shir ku saabsan maalgashiga Afrika ayaa maalintii shalay ahayd ka furmay magaalada London ee dalka Britian. Shirkaas oo labo maalmood soconaya ayaa maanta la soo gabagabeynayaa. Shirka waxa ka

(October 21, 2014)
Waxaa maantay masjidka Al-huda Magaalada Garowe kalimad qayim ah ka jeediyay Sh.Maxamuud Xaji Yusuf Waxaana Kalimadaani oo laga sii daayay Inta badan Idaacadaha Maxaligaa uu Sheekhu kaga hadlay Shir

(October 21, 2014)
London:-Waxaa magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska ka soco ilaa labo shir oo ay ka kala qayb galayaan Madax Soomaaliyeed oo kala metalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland ,waxaan l
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|