Booliska London oo oo magaalada London 4 qof ku qabtay

October 8, 2014 - Written by Editor

londonLondon:-Booliska magaalada London ee dalka Britain ayaa sheegay in afar qof oo lala xiriirinayo argagixisanimo ay soo xireen, taana laga yaabo inay fashilisay qorshe marxaladihiisii hore marayay oo la damacsanaa in weeraro argagixiso looga geysto UK.

Mid ka mid ah afartan nin oo lagu hayo saldhigga Booliska ee Bartamaha London ayaa sida ay sheegeyso warbahinta Britain waxa uu tegay Syria. Booliska London ayaan faahfaahin buuxda ka bixin qaabka iyo halka ay raggani doonayeen inay weerarka ka fuliyaan.

Bilihii u dambeeyay waxaa dalka Britain saameyn xooggan ku yeeshay cabsida laga qabo argagixisada. ka dib markii dhalinyaro badan oo ka tagay dalalka Yurub oo ay Britain ku jirto ku biireen ISIS.

 

Source: VOA

 

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online