Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo maanta kulmay (Warsaxaafadeed)
October 9, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa maanta shirkoodii khamiislaha ahaa ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana uu kulanka ka dhacay aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland.
Kulanka golaha wasiirada Puntland ayaa waxaa looga hadlay amniga Puntland , awoodaha dastuuriga ah ee golaha wasiirada, hanaanka hab-maamuuska qaranka, samaynta waax cusub oo wasaaradda warfaafinta ah .
Hoos ka Daawo Warsaxaafadeedka Golaha wasiirada Dowladda Puntland. no images were found
no images were found
Xafiiska warfaafinta Puntland
Halgan.net