Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada DFS oo Go’aamo ka soo saaray Xallinta Mushkiladda Gobolka Hiiraan
October 21, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Shir ay yeesheen gudiga amniga ee golaha wasiirada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo gudi wasiiro ah oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda Gobolka Hiiraan uuna shir gudoominayo ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka DFS waxaa ay soo saareen Go’aamada soo socda.
Hoos ka eeg Nuqul ka mid ah go’aamo ay soo saareen guddiga Amniga ee agolaha wasiirada ee loo xilsaaray arrinta Gobolka Hiiraan.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net