Guud ahaan Gobolka Sool oo maanta si weyn looga ciiday.[Masawiro]
October 4, 2014 - Written by EditorTaleex:-Guud ahaan gobolka Sool ayaa maanta si wayn looga Ciiday iyadoo dadweynuhu ay ku tukadeen Masaajidda kale duwan ee ku yaal xaafaddaha iyo weliba Musalaha ugu weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dadwey na ha ayaa isku soo baxay weyn sameeyey si ay salaad ciida u oogaan walow uu roob ka jirau magaalada Laascaanood iyo weliba deegaano ka tirsan Gobolka Sool , dadweynaha ayaa waxaa ay aad u buux dhaafiyeen Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood.
Dhinac kale Waxaa iyagana si weyn Looga Ciiday Magaalooyinka Taleex,Xudun, Sarmaanyo, Awrboogays,Laascocurdin,Guumays Godaalo agoori, Tuulo samakaab ,Caroolay , Adhicadeeye Yayle Hadhwanaag Shulux, Dhamasaar , Baliharac, Kalabaydh, Karin , Boocame, Qorilay iyo Tukaraq.
Dhamaan deeganadaas ayaa waxa si wayn xalay ilaa shalay ka da ayay Roobab Mahiigaan ah ku waas oo aan wax khasaare ah gaysan.
no images were found
C/kariim C/laahi
Lascanod, Somalia