Maamullada Gobollada Dhexe oo ka horyimid hishiiskii Puntland iyo DFS.[Dhagayso]
October 15, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Siyaasiyiinta Gobollada dhexe maamula gaar ahaan maamullada Gal-Mudug, Ximin iyo Xeeb iyo Ahlusunaha Waljamaaca ayaa waxaa ay ka horyimaadeen hishiiskii shalay ay ku wada gaareen magaalada Garoowe Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shir Jaraa’id oo ku qabtay Koonfurta Gaalkacyo ee madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa waxaa uu sheegay in hishiisii ka dhacay shalay magaalada Garoowe uu ka horimaanayo Dastuurka dalka u yaal isagoo ugu baaqay madaxweynaha Dowladda Federaaka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud in uu soo fara geliyo.
Hoos ka Dhagayso shirka Jaraa’id Maamulada Gobollada Dhexe ay ku diideen hishiiskii Puntlad iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/e17awivp83/Qaybdiiid.mp3]M_M_Deeq
Halgan.net