Nuqul ka mid ah Heshiiska Puntland iyo DFS oo ay Halgan.net heshay (Akhriso)
October 14, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa Shabakadda wararka ee Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray nuqul ka mid ah heshiiskii saaka ay Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Somalia ay ku kala saxiixday magaalada Garoowe heshiiskaas oo ka koobnaa ilaa 12 qodob.
Qodobada lagu heshiiyey ayaa waxaa saxaafadda u akhriyey Wasiirka Hidaha iyo Tahcliinta Sare ee Dowladda Federaalka.
no images were found
Hoos ka akhri Nuqulka ka mid ah heshiiskii saaka ay Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Somalia oo soo gaaray Halgan.net
Hoos ka Akhriso Nuqul ka mid ah Heshiska oo ku qoran afsoomaali ,
Hoos ka Akhriso Nuqul ka mid ah Heshisa oo ku qoran Af-Ingriis